Sheekh Maxamed Aadan Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Kufsiga

0
381 views

Hargeysa(Sayruuq)- Sheekh Maxamed oo Ka mid ah culumadda uga caansan somaliland ayaa fasiraad iyo dhaliilo waaweyn oo aan la qaadin karin kaga hadlay xeerka kufsiga ee baaramaanka iyo madaxweynuhuba ansixin iyo meelmarin ba ku sameeyeen dhamaadka bishii sideeda,shaakha ayaa dul istaagay qaladaadka waaweyn ee aan sina ba loo qaadan karin ee xeerkan kufsiga ku jira.
daawo isagoo muqaal ah

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.