Sheekh Dirir Oo Si Kulul Uga Soo Horjeestay Xeerka Kufsiga

0
320 views

Hargeysa(Sayruuq)-Culamadda somaliland ayaa si isku mid ah uga soo horjeestay Xeerka Kusfiga /78 oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi dhamaadki bishii sideeda, markii ay soo ansixiyeen goalaha wakiiladda somaliland oo saddex meelood laba meelood ay ansixiyeen waxaana halkan idiinku soo bandhigaynaa sh.maxamed Cumar Dirir oo taariikh dheer soo faqay oo hore diidmo qayaxan 1993 ay ku diideen madaxweynihii waqtigaas iyo baarlamiinkiisa.
hoos ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.