Sawirro Laga Qaaday Mudane Siilaanyo Iyo Marwadiisa Oo Lugaynaya

0
61 views
Siilaanyo iyo Marwadiisa
Madaxweynihii hore ee Somaliland iyo Marwadiisa

Sawirro laga qaaday Madaxweynihii talada ka dagay ee Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo marwadiisa Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde ayaa indhaha bulshada soo jiitay. sawirradan ayaa laga qaaday iyaga oo magaalada Hargeysa lugaynaya.

Waxa xusid mudan in maalmahan si weyn loo hadal hayay isbedelka ah in madaxweyne Muuse joojiyay jidadka oo la xidho iyo soo dhawayno loo sameeyo Madaxweynaha sidii looga bartay Madaxweyne Siilaanyo oo maalinta uu ka baxayo madaxtooyada laga dareemi jiray saxmad guud ahaan magaalada Hargeysa.

Image may contain: one or more people, sky, car and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, shoes and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, car, sky and outdoorImage may contain: 1 person, standing, walking, shoes and outdoor

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.