Reuters Oo Falanqaysay Loolanka Dekedaha Soomaalida

0
516 views
Reuters Oo Falanqaysay Loolanka Dekedaha Soomaalida
Markab dekedda Berbera ku xidhan

Reuters Oo Falanqaysay Loolanka Dekedaha Soomaalida

Dagaal dhinaca dekedaha ah ayaa ka socda arlada Soomaalida, oo muddo dheer aheyd meel dunidu iska illowday, hami badan oo maalgashina aan loo heyn, dagaallo, bur-bur iyo dowlad la’aantii ay soo martay Soomaaliya awgeed.

Haatan waxay Soomaaliya dhex fadhida loolan u dhexeeya xulufada Sucuudiga iyo Imaaraadku hoggaamiyaan oo dhinac ah iyo xulufada Qadar iyo Turkigu hoggaamiyaan lamana oga sida ay uga dabaalan doonto danahan is diidan halka Somaliland taabacsan tahay xulufada Sucuudiga sidoo kalena maamulka Puntland ka talo goostay Muqdisho oo uu si buuxda Imaaraadka u taageeray.

Dhegayso warbixinta Reuters oo VOASomali tabinayso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here