Ramaax Oo Eedeeyay Madaxweyne Biixi & Jawaabta Xukumadda

0
2,087 views
Ramaax Oo Eedeeyay Madaxweyne Biixi & Jawaabta Xukumadda

Ramaax Oo Eedeeyay Madaxweyne Biixi & Jawaabta Xukumadda

Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax badhasaabkii hore ee Gabiley oo maanta xilka wareejiyay ayaa khudbad buuq badan dhalisay ku dhalliilay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Waxa uu ugu horayn sheegay in rag culculus oo adeerradii ah la keenay munaasibadda si loo aamusiiyo laakiin, uu hafarka iska rogayo isaga oo Berbera ku qabsan doono shir jaraa’id oo uu wax badan kaga hadlo.

Waxa uu sheegay in shaqooyin uu ku fulinayay amarka madaxweynaha ka qabtay Wajaale iyo Gabiley laakiin, kuwii uu bulshada ka qabtay madaxweynaha ka ashkateeyeen sababna u noqdeen in xilka laga eryo “Tacab ba’ay dheh maantaba hadduu timir u caayayo, tol la’aan dheh raggii aan tiirka qabadsiiyay,” Sidaas ayaa ka mid ahayd murtida uu soo qaatay Ramaax.

 

Maxamed Muuse Diiriye ayaa isla madasha kaga jawaabay weedhaha Ramaax

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.