Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Meeshii Ugu Sarreysay Gaadhay Iyo Fashilka Xukumadda.

0
63 views

Qiimaha sarrifka Dollarka ayaa Somaliland meeshii ugu sarreysay maraya, waxaanu gaadhay Boqolkii Dollar Sideed Boqol iyo Soddon kun oo shillin (830,000) waxaana taasi dheer iyada oo uu istaagay wax kala iibsigii dadka iyo ganacsata ka dib markii la waayey qiime loogu hagaago dollarka iyad aoo saacad walba uu isbedelayo.

Warka-1-aaad-1

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa bishii hore Digreeto ka soo saaray sicir-bararka iyo sarrifka doollarka basle guddidii uu u saaray iyo go’aankiisi waxay noqdeen wax aan ka soo qaad lahayn.

Source: Waaheen

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.