Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Magac Cusub U Bixiyay Somalia

0
1,248 views
“Siyaasada Somalia Ka Socota Waa Nijaas,”Prof Samatar

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Magac Cusub U Bixiyay Somalia

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa xukumadda Soomaaliya iyo baarlamaankeeda ku eedeeyay dad been iyo khaayinimo ku shaqeeya. Waxa uu Soomaaliya u bixiyay magac ku saabsan inta ay ka shaqayso oo ah qayb yar oo Muqdisho ah waxaanu hadalkaasi imanaya iyada oo dhawaan Imaaraadku si weyn u falanqeeyay su’aal ah inta Mitir ee xukumadda Somalia ka shaqayso oo aan ahayn Kiilomitiro.

Prof Samatar waxa uu sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka Mr Jawaari xilligii doorashada u soo qoray warqad jaamacaddiisa taas ah in uu ka mid noqdo guddi madax bannaan laakiin, markii dambe uu Jawaari u sheegay in uu isaga ka hoos shaqaynayo warqadda horena ahayd si jaamacaddu u soo fasaxdo uun Samatar.

Halkan ka dhegayso hadalka Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

Halkan ka dhegayso dooda BBC-da oo dhammaystiran

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here