Prof Buubaa Oo Sheegay In Madaxweyne Biixi Ka Codsaday In Uu Beesha Majeerteen La Hadlo

0
803 views
“Cidla ayuu inaga helay Cabdiwali Gaas,” Prof Buubaa

Prof Buubaa Oo Sheegay In Madaxweyne Biixi Ka Codsaday In Uu Beesha Majeerteen La Hadlo

Prof Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka codsaday in uu farriin ka gaadhsiiyo dadka ka soo jeeda beesha Marreexaan ee Puntland taas oo ah in aanay Somaliland rabin dagaal ka dhan ah Puntland, islamarkaana arrimaha nabad lagu soo dabaalo

“Tukaraq iyo dhinaca Puntland ama reerka Majeerteen haa madaxweynaha waanu isla soo qaadnay, dad badan baanu iska naqaanay in aanay dawladda Somaliland dagaal rabin, aanay rabin dhibaato, si wanaagsan in wax loo xalliyo Muuse waa ka wada hadalnay waanu iga dalbaday in aan gaadhsiiyo dad badan oo beesha ka soo jeeda oo aanu is naqaano waanan ku dhex jira dad badana aad iyo aad bay ugu soo joogsadeen arrintaas,” Sidaas ayuu yidhi Mudane Buubaa.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.