Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Faylkii Uu Madaxweynaha Gaadhsiiyay

0
319 views
Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Faylkii Uu Madaxweynaha Gaadhsiiyay

Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Faylkii Uu Madaxweynaha Gaadhsiiyay

Prof Ismaaciil Hurre Buubaa oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa sharraxaad ka bixiyay kulan uu dhawaan la qaatay Madaxweyne Biixi iyo socdaal uu kaga soo laabtay magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Waxa uu ka hadlay dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka ee gobolka.

” file-kii Madoobaa ee madaxweyne Biixi aan u la tegay, waxa ku jiray Warqad ah Waddo isku xidhaysa Berbera iyo Doolow taas oo loogu magacdaray Cali Sanyare” Sidaas ayaa hadalka Prof Buubaa ka mid ahayd.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.