Oodweyne:Doofaar farro-baas ku haya xoolaha nool iyo qaylo dhaanta bulshada

0
6 views

Ceeg(Sayruuq)-Dadka deegaanka Daadmadheed gaar ahaan tuuladda Ceeg ayaa cabaasho balaadhan warbaahinta soo maryay kuwaas oo ay dhibaato laxaad leh uu ku hayo xayaawaanka doofaarka .dadka deegaanka oo arrimaaha ay ka cabanayaan ku sheegay sidan “Doofaarakan waaweyn waxaa uu leeyahay Afar miciyood oo dhaadheer kuwaas oo uu neefka ku hirdinaayo oo uu ku dooxayo si uu uga helo biyo ama u uus miirto ,markaa dhibaato xoog leh buu nagu hayaa waa ilaa 500 oo dooofaar dee neefkuu dooxana waa uu wasakheeyay oo ma qalan karno xitii hadiiba neefka wax laga dayi lahaa “

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here