Odayaasha Gabiley Oo Madaxweyne Biixi Ka Ashkateeyay Wasiirkiisa Maaliyadda

0
387 views
Odayaasha Gabiley Oo Madaxweyne Biixi Ka Ashkateeyay Wasiirkiisa Maaliyadda

Odayaasha Gabiley Oo Madaxweyne Biixi Ka Ashkateeyay Wasiirkiisa Maaliyadda
Gabiley(Sayruuq) Warbaahinta ayaa heshay qodobo dhawr ah oo odayaasha Gabiley u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan socdaal ku joogay magaalada Gabiley. Qodobada ayaa salka ku haya danaha bulshadu doonayso in madaxweynuhu wax uga qabto kuwaas oo u badan dhanka horumarka laakiin, qodob ka mid ah ayaa ah ashkato ka dhan ah wasiirka maaliyadda oo lagu haysto in uu ogolaanayo kastamo kale in lagu cashuuri karo Qaadka waxaanay doonayaan in gabi ahaan lagu cashuuro degmada Kalabaydh ee gobolka Gabiley.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.