Odayaal Reer Sanaag Ah Oo Hargeysa Jooga 60 Maalmood Madaxweynaha & Wasiirka Arrimaha Guduhu Waydiideen In Ay La Kulmaan,” Dr Cirro

0
1,007 views
Odayaal Reer Sanaag Ah Oo Hargeysa Jooga 60 Maalmood Madaxweynaha & Wasiirka Arrimaha Guduhu Waydiideen In Ay La Kulmaan,

Odayaal Reer Sanaag Ah Oo Hargeysa Jooga 60 Maalmood Madaxweynaha & Wasiirka Arrimaha Guduhu Waydiideen In Ay La Kulmaan,” Dr Cirro

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. waxa uu taageerayaashiisa uga mahadceliyay taageeradii doorashada oo uu sheegay in ay ilaa bilawgii hormuud u yihiin taageeridda Waddani.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in odayaasha bulshada Warsangeli ee gobolka Sanaag oo dan u lahaa madaxweyne Biixi muddo laba bilood ah laga hor taaggan yahay, islamarkaana tabashadooda la dhegaysan la yahay halka saacad lagu eryay badhasaabkii hore ee gobolka Gabiley oo odayaal degaankaas ahi madaxweynaha uga cawdeen. waxa uu ku baaqay in madaxweynuhu dhex u ahaado muwaadiniinta dalka.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here