Ninka la rumaysan yahay inuu aduunka ugu buuran yahay, oo ah 32-jir u dhashay dalka Mexico laguna magacaabo, Juan Pedro

Franco, ayaa lagu sameeyay qaliin sida la sheegay lagu guulaystay oo loogu yaraynayo caloosha si wax looga dhimo baruurta xad dhaafka ah ee gogol yaalka ka dhigtay.

 

 

Juan Pedro Franco, ayaa miisaankiisu noqday ku dhawaad lix boqol oo kilo, waxaanu gabay dhaq dhaqaaqa oo dhan, oo isagoo dhul yaal ah ayaa la quudiyaa, ninkan culayskiisu marayo, 595 kilos, ayaa lagu sameeyay qaliin qaybo ka mid ah caloosha lagaga jaray, si ay u yaraato oo cuntada badan uu isna u yareeyo, qaliinkaas oo in lagu guulaystay warbaahintu sheegtay.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Somali News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Dawladda Denmark Oo Doorashada Madaxtooyada Ku Tilmaantay Tijaabo Lagu Eegayo Horumarka Somaliland Ee Dimuqraadiyadda

Hargeysa(Sayruuq)-Dawladda Denmark oo ka mid ah dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed…