Ninka farmajo ku farxay iyo ninka anderson cooper casumay keba gafay.

0
69 views

Hargeysa(sayruuq) sidda aad lawada socotaan waxaa shalay la xidhay sama fale-(coldoon).

Iyadoo loo anaynayo inuu muqdisho tagey oo u aadna u dabaal degay guushi madaxweyne farmaajo.

Dowladda somaliland way hambalyaysay haday muqdisho jogi lahayen iyaguba way dabaal degi lahayen oo adhaah la idhaah aar farmaajo iigeya aya soo baxday.

Intaa kadib nimanka hargeysa nin khaniisa oo u ololeeya khaniisnimada wax loo odhan waayay ee ninka walaalki oo muslim ah farxad u muujiyey ka dhigay denbi ilaahay ayayna ka baqayn kuwaasi.

Dhalinyarada laga mashqulinaya ciidanka emirateka eka samasanaya saldhig ciidan berbera

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.