Nin Farmaajo U Eeg Oo Hargeysa Ku Nool

0
1,401 views
Nin Farmaajo U Eeg Oo Hargeysa Ku Nool

Nin Farmaajo U Eeg Oo Hargeysa Ku Nool

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Xuseen Cabdi Xalane oo ah qoraa ku nool magaalada Hargeysa ula eekaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxwaynaha Soomaaliya. Xuseen ayaa u eeg Farmaajo waxaanu si kaftan ah u yidhi Eng Faysal “Waa in idaacadaha laga sheego in aanu Xuseen Farmaajo ahayn way isu eeg yihiine.”

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here