“Muuse Biixi Nus Ahaan Waa Nin Jabuuti Ku Koray,” Madaxweyne Geelle

0
158 views

“Muuse Biixi Nus Ahaan Waa Nin Jabuuti Ku Koray,” Madaxweyne Geelle

Wariyaha caanka ah ee Cabdisalaan Hereri oo telefishanka Universal u shaqeeya ayaa waraysi la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waraysiga ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Jabuuti, xaaladda gobolka Geeska Afrika, Khaliijka Carbeed, Soomaaliya iyo Somaliland.

Madaxweynaha Jabuuti oo wax laga waydiiyay bookhashadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee Jabuuti ayaa ku jawaabay “Waxaanu ka wada hadalnay in hawsheenii wax wada qabsiga, isagu dee nusna waa nin ku koray Jabuuti oo yacnii waa nin aan fahmayo, jiidana yaqaanay, wadankana aan ka bixinba, niyad samidiisa iyo dadaalka uu doonayo in uu galo Alle ha la qabtee anagu waxaanu tusnay in aanu la shaqaynayno wixii aanu wada qabsan karayno aanu wada qabsano,” Sidaas ayuu yidhi Madaxweyne Geelle.

halkan ka daawo Waraysiga Madaxweyne Geelle

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.