“Muu Ahayn Faysal Kaa 10 Ugu Jawaabi Lahaydeen,”

0
689 views
“Muu Ahayn Faysal Kaa 10 Ugu Jawaabi Lahaydeen,”

“Muu Ahayn Faysal Kaa 10 Ugu Jawaabi Lahaydeen,”
Xoghayaha caddaaladda ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa si adag u difaacay hoggaamiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay eedo u jeediyeen wasiirro xukumadda ka tirsan.
Waxa uu sheegay in golaha wasiirrada tayo xumadoodu keentay in madaxweyne Biixi masuuliyiin hoose oo Puntland ah marar badan u jawaabo taasna ay keentay tayo la’aanta golihiisa wasiirrada. Waxa uu si kulul ugu dhalliilay in ay Faysal Cali Waraabe tiro badan ugu jawaabeen.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.