Musharrax Xaaji Oo Ku Eedeeyay Cabdiwali Gaas In Uu Muddo Kordhin Ku Raadinayo Colaadda Tukaraq

0
521 views
Musharrax Xaaji Oo Ku Eedeeyay Cabdiwali Gaas In Uu Muddo Kordhin Ku Raadinayo Colaadda Tukaraq

Musharrax Xaaji Oo Ku Eedeeyay Cabdiwali Gaas In Uu Muddo Kordhin Ku Raadinayo Colaadda Tukaraq

Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo u taagan doorashada Puntland ee 2019 ayaa madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas ku eedeeyay in uu dhammaadka muddo xileedkiisa bulshada Puntland ku jaheeyay dagaal si uu u tuso in aan doorashada wakhtigeedii la qaban karin oo uu muddo kordhin u samaysto.

Waxa uu soo dhigay su’aal ah sababta aanu Cabdiwali Gaas 5 sannadood uu talada hayay aanu u qaadin dagaalka Tukaraq, islamarkaana uu dhammaadka xilkiisa weerar ugu qaaday bulshadana ugu abaabulay dagaalka.

Waxa kale oo uu sheegay in dawlado doonaya in uu xilka sii joogo Mr Gaas ay dabada ka riixayaan dagaalka Tukaraq

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.