Musharrax Puntland Ah Oo Ku Soo Wajahan Badhan

0
342 views
Musharrax Puntland Ah Oo Ku Soo Wajahan Badhan

Musharrax Puntland Ah Oo Ku Soo Wajahan Badhan
Badhan(Sayruuq) Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ku taalla ayaa u muuqata in ay xuddun u noqotay loolanka loogu jiro doorashada madaxtinimada Puntland ee horraanta 2019. Musharrax Faarax Cali Shire oo ka mid ah musharraxiinta madaxweynaha Puntland ugu cadcad ayaa ku soo fool leh magaalada Badhan.

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa dhawaan arrimo la xidhiidha ololaha doorashada ku yimid Badhan. Dawladda Somaliland ayaa socdaalkiisa ku sheegtay daandaansi dagaal oo ka dhan ah Somaliland waxaanay la socodsiisay beesha caalamka si caddaadis loogu saaro in Puntland joojiso safarrada gobollada Bariga Somaliland.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.