Musharrax Muuse Biixi Oo Walaac Ka Muujiyay Hadal Ciidamada Qaranka Ku Saabsan Oo Ka Soo Yeedhay Musharrax Cirro

0
79 views

Hargeysa(Sayruuq) Musharraxa xisbiga Kulmiye ayaa walaac ka muujiyay ujeedada hadal musharrax Cabdiraxmaan Cirro ku sheegay in ciidamada ammarkooda la hoos geeyo guddida doorashooyinka Qaranka. Waxa uu Muuse sheegay in Musharrax Cirro garanayo sharciga laakiin, aanu fahmin ujeedada uu arrintaasi ka leeyahay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.