Midhaha Mustaqbalka Idinkaa Leh Dhalinyaro Bari iyo Maantaba

0
53 views

Ugu horayn iyo ugu danbaynba alla mahad leh
Asalamu calaykum dhamantiin
Bahda sayruuq news iyo dhaman dhalinyarada Somaliland meelkasta oo ay kala jooganba wakhti wacan ban idin leyahay.
Hadan uso dadeego mawduuca an ka hadlayo. Iyo cinwaankisa
Cinwaanka mawduuca
(MIDHAHA MUSTAQBALKA IDINKA LEH
DHALINEEY)
(MACAN IYO QADHADH MIDHAHISI WAXAY NOQONAYANA IDINKA MANTA IDINKU XIDHAN TAHAY!)
♣dalka Somaliland waxa ku nool
Afar milyan oo qof sida lajigeed
Boqolkiba 85/% waa dhalinyaro
♣Sido kale. Dadka bila camalka Somaliland Waa sadex milyan in ku dhaw
Boqolkiba 75/% waa dhalinyaro
♣Sido kale Somaliland dadka an haysan
Baahiyaha asaasiga waa laba milyan iyo wax ka badan. Boqolkiba 65/%
Waa dhalinyaro
♣Sido kale Somaliland dadka tahriiba
Boqolkiba boqol waa dhalinyaro
♣Sido kale Somaliland dadka ay dhibtu
Kasogadho dorashooyinku boqolkiba sagashan iyo shan waa dhalinyaro
♣Sido kale Somaliland dadka codeya dorashoyinka boqolkiba sagashan waa dhalinyaro
♣Sido kale Somaliland haday burburto
Alle inagama burburiye
Cida ay ka burburaysaa boqolkiba boqol waa dhalinyaro
♣Sido kale Somaliland haday wacnaato
Ama la ictiraafo. Cida ay u wacnanaysa
Boqolkiba boqol waa dhalinyaro
♣Sida laajigeed sida daraded
Dalka beri iyo mantaba dhalinyaro aya leh

Waxana dhalinyarada manta hortala
Inay midooban. Oo wax kasta meel iska dhigan dantoda guudna isku raacan

Somaliduna waxay ku maahmaahda
(Dantada harag eyna wa logu seexda)

Sida daraded manta hadad
Rerkad kaso jeedo
Cidad saaxibka la tahay
Cida ad danta gaarka wada ledahin
Ad ka horaysiin waydoo danta guud

Midhaha so go ii doona
Beri waa kuwo qadhadh
Waxana midhaahas ka mida
Dagaal, Qax, saboolnimo,
Qaxoontii, cuduro , waxbarasho la, aan
Biyo la, aan caafimaad la, aan

Intaaso dhana cida ay ku dhacayso
Waa cida Somaliland ubadan
Somaliland cida u badanina waa
Dhalinyaro. Dhalinyaro
Walallayal waxan kuso afmeeraya
Kuso koobaya kuso gebagabaynaya
Haa taageerina ka idin kala dilaya
Ha taagerina ka idin boobaya
Ha taageerina oday meel kahadlay
Oo an beri dan ka lahayn oo wuxu doono ku hadlaa

Idinku wadajira tashada wax wada qabsada
Halaydin arko idinkoo xumaanta ka hortagaya wanagana isu raacaya
Hadi inta laydinka helo
Midhaha beri ad gosanaysan waa macan insha allaah
Wasalamu calaykum waraxmatulaahi
Wabarakutu

W/Q:Abdirahman Ahmed Ali (Maansoore)

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.