Midawga Yurub Oo Abaalmarin Siiyay Madaxweyne Geele

0
397 views
Jabuuti Oo Ka Cadhootay Ficillada Soomaaliya

Midawga Yurub Oo Abaalmarin Siiyay Madaxweyne Geele

Golaha Midowga Yurub ee dalxiiska iyo ganacsiga ayaa shalay u aqoonsaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle, hoggaamiyaha sanadkan ee dalxiiska, iyada oo lagu maamuusay doorka uu dalkiisa ka jiro dalxiiska caalamiga ah.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar oo xafladdii abaal marinta lagu gudoonsiinayay ka hadlayay ayaa ku tilmaamay abaal marinta mid taariikhi ah.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.