Maxkamadda Oo Xukuntay Wargeyska Foore

0
Maxkamadda Oo Xukuntay Wargeyska Foore

Maxkamadda Oo Xukuntay Wargeyska Foore
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa go’aan ka soo saartay dacwad ku socotay wargeyska Foore oo magaalada Hargeysa ka soo baxa. Wargeyska ayaa lagu xukumay hal sanno oo xayiraad ah iyo saddex milyan oo ganaax ah.

Wargeyska ayaa lagu dacweeyay warar uu ka qoray madaxtooyada cusub ee laga dhisayo Galbeedka Hargeysa.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.