Maxkamadda Oo Booliska Fartay Amar Ku Saabsan Cabdi Ilay

0
837 views
Maxkamadda Oo Booliska Fartay Amar Ku Saabsan Cabdi Ilay

Maxkamadda Oo Booliska Fartay Amar Ku Saabsan Cabdi Ilay
Addis Ababa(Sayruuq) Jimcihii shalay waxa mar kale maxkamad la soo taagay Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynihii dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya iyo lix qof oo xukumaddiisii ka tirsan kadib markii ay dhammaadeen 14 cisho oo rumaan ah waxaanay xeer ilaalintu mar kale codsatay laba todobaad oo kale oo xabsi ku sii hayn ah si ay baadhisteeda u dhammaystirato.

Maxkamadda ayaa amartay booliska xabsiga in ay jawaab ka bixiyaan cabashooyin ku saabsan in aanay eheladu bookhan Karin xubnahan iyo in aan loo fidin adeegyo caafimaad oo uu u baahan yahay Cabdi Ilay.
Xaakimka ayaa su’aalo waydiiyay Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnaha la xidhan kadib markii ay soo baxeen eedo ku saabsan in la jidh dilo iyo eedaha loo haysto daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.