Maxay Siyaasadda Somaliland Qabyaaladda Uga Kori Wayday?

0
516 views

Maxay Siyaasadda Somaliland Qabyaaladda Uga Kori Wayday?

Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka ee VOA Somali ayay wariye Sahra Ciidle Nuur ku lafo gurtay sababta siyaasadda Somaliland uga kori wayday qabyaaladda iyo saami qaybsiga beeluhu waxaana ka qayb ah Boobe Yuusuf Ducaale, Cabdiraxmaan Cadami iyo Mubaarik Ibraahin Aar oo sharci yaqaan ah.

Dhegayso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.