Maxaa Baajiyay Socdaalka Madaxweyne Biixi Ee Ceelafweyn?

0
377 views
Hay’ad Ka Walaacsan Qaabka Madaxweynuhu U Xulay Komishanka Xuquuqal Insaanka

Maxaa Baajiyay Socdaalka Madaxweyne Biixi Ee Ceelafweyn?

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa 26 June sheegay in isaga iyo ergo balaadhan Ceelafweyn u tagi doonto soo afjarida khilaafka beelaha walaalaha ah ee halkaasi ku dagaallamayay muddooyinkii u dambeeyay hase ahaatee weftiga iyo madaxweynaha socdaalkooda ayaa dib ugu dhacay sababo aan la sheegin.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.