Masuul Maanta Qaybiyay Sawirrada Madaxweyne Biixi

0
817 views
Masuul Maanta Qaybiyay Sawirrada Madaxweyne Biixi

Masuul Maanta Qaybiyay Sawirrada Madaxweyne Biixi

Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Muddo Laba Bilood Iyo Maalmo Hayay Xilka Gobolka Togdheer,Ayaa Maanta Shir Uu Iskugu Yeedhay Isuduwayaasha,Wasaraddaha Gobolka Togdheer U Qaybiyay Sawirka Madaxwaynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi.

Gudoomiyaha Oo Ku Amray Isuduwayaasha Wasaradaha Gobolka  Inay Xafiisyadda Wasaradaha Ee Gobolka Togdheer Sudhaan,Sawirka Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Taasi Oo U Muuqatay In Muddaba Ay Ka Cago Jidayeen,Isuduwayaasha Oo Maanta Uu Ku Qasbay Gudomiyaha Gobolku,

Gudoomiyaha Xamse Maxamed Cabdi  Ayaa Ka Markhaati Kacay Inuu Cago-Jiid Uu Jiro  Isaga Iyo Isuduwayaasha Wasaradaha Gobolka Oo Sababay In Shirarka Todabaadlaha Ee U Qabsooma Badhasabka Iyo Isuduwayasha Uu Mararka Qaarkood Qabsoomin,Sida Uu Sheegay Gudoomiyuhu In Todabaadkii Dhawayd Aanu Qabsoomin Shirkaasi,

Isuduwayaasha Oo Markii Ay Bananka Kasii Baxayeen Aan Qaar Waydiinay Ayaa Sheegay In Hadda Loo Qaybiyay Laakiin Ay u Muuqato Habsan Badan Oo Ka Yimid Dhanka Maamulka Gobolka Oo Ay Ku Tilmaameen Inay Kaga Haboonayd Inay Xili Hore La Qaybiyo Sawirada Madaxwaynaha Somaliland.

Masuul Maanta Qaybiyay Sawirrada Madaxweyne Biixi

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa U Muuqda Mid Shaqadiisa Ka Muqato Habsan Badan Marka Loo Eego Xiliaga Uu U Qaybiyay Isuduwayaasha Wasaradaha Gobolka,Bodhadhka Uu Ku Xardhanyahay Madaxwaynaha Somaliland Oo Baahna In Xili Hore Uu Ka Muuqda Xafiisyadda Lamaha Dawlada Ee Gobolka,

Source: Hadhwanaagnews

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here