Masuul Dharka Laga Dhigay Oo Muuqaal Laga Duubay

0
506 views
Masuul Dharka Laga Dhigay Oo Muuqaal Laga Duubay

Masuul Dharka Laga Dhigay Oo Muuqaal Laga Duubay

Afhayeenka maamulka Soomaaliya ee Galmudug Cabdillaahi Xaashi Roob Da’ay ayaa xukumadda Farmaajo ku eedeeyay in ay kula kacday xadgudub weyn kadib markii koox afduubatay ka duubeen muuqaal uguna hanjabeen in ay sawirro iyo muuqaallo uu qaawan yahay ku faafin doonan baraha bulshada mar kasta oo uu baraha bulshada kaga hadlo dhalliil ku saabsan xukumadda Farmaajo iyo arrinta Qalbi Dhagax.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.