Marwo Faaduma Siciid Oo Eedaymo Culus Usoo Jeedisay Maayirka Caasimadda

0
148 views

Hargeysa(Sayruuq)-Lataliyaha Arrimaha dibadda ee Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid ayaa ku eedaysay Duqa Caasimadda Hargeysa Md.Cabdiraxmaan Soltelco in u sifo sharci darro ah ku iibayay wado isku xidha xaafadaha sheedaha iyo Boqol iyo Kontonka.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.