“Markii Aanu Garoowe U Baxaynay Waanu La Kulanay Madaxweyne Muuse Wuuna..” Ergadii Garoowe

0
499 views
“Markii Aanu Garoowe U Baxaynay Waanu La Kulanay Madaxweyne Muuse Wuuna..” Ergadii Garoowe

“Markii Aanu Garoowe U Baxaynay Waanu La Kulanay Madaxweyne Muuse Wuuna..” Ergadii Garoowe

Axmed Aadan Buuxane oo ka mid ah ergo Somaliland ka tagtay oo Garoowe u tagay arrimo nabadeed ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay wixii madaxweyne Biixi ka ogaa socdaalkooda waxaanu sheegay in madaxweynuhu ku faraxsana in ay bilaaban dhexdhexaadin ay Somalia ugu tagaan.

Waxa uu sheegay in aanay suuro galin la kulanka Cabdi Wali Gaas, islamarkaana arrintani ula muuqatay mid adag oo dhinacyadu kala taaggan yihiin meelo kala fog iyagana aanay jirin wax go’aan ah oo ka go’aya.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.