Mahershala Ali Aktarkii Ugu Horeeyay Ee Muslim Ah Ee Ku Guulaysta Abaal Marinta Oscar-ka

0
42 views

Los Angeles, (Sayruuq):- Aktarka Muslimka ah ee Mahershala Ali ayaa noqday jilaagii ugu horeeyay ee loo sharaxo, kuna guulaysta abaal marinta filimada Maraykanka ee Oscar-ka loo yaqaano, oo uu daqiiqado ka hor hantiyay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here