Magacyada Xubno Laga Eryay Xisbiga Waddani

0
759 views
Magacyada Xubno Laga Eryay Xisbiga Waddani

Magacyada Xubno Laga Eryay Xisbiga Waddani

Shir deg-dag ah oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay xilalkii iyo xubinimaddii xisbiga ba ay kaga qaadeen mas’uuliyiin iyo xubno ka tirsanaa Xisbigaasi oo ka hor yimi isla mar ahaantaana jabiyey shuruucda iyo xeerarka Xisbigaasi.
Shirkan oo ka qabsoomay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana uu shir-guddoominaayey guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa ay cod aqlabiyad ah xilalkii iyo xubinimadii ba kaga qaadeen.
1. Md.Cismaan Ibraahim Warsame Daahir(Golaha Dhaxe iyo xubinimaddii ba)
2. Md.Abiibakar Sh.Xuseen Meeceed(Hoggaanka, Fulinta, golaha dhaxe, iyo xubinimaddii ba).
3. Md.Faarax Cilmi Geedoole(Fulinta, Golaha Dhaxe iyo xubinimaddii ba)
4. Xamse Xasan Cabdiraxmaan(Xoghaye ku xigeenka amniga, golaha dhaxe iyo xubinimaddii)

Magacyada Xubno Laga Eryay Xisbiga WaddaniMagacyada Xubno Laga Eryay Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Eryay Uurcadde

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.