Magacyada Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah Oo Xamar Tagay

0
1050
Magacyada Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah Oo Xamar Tagay

Magacyada Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah Oo Xamar Tagay
Hargeysa(Sayruuq) Saddex siyaasi oo xilal wasiirnimo ka soo qabtay xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ayaa ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Siyaasiyiinta ayaa kala ah wasiirru dawlihii caafimaadka ee xukuumaddii Siilaanyo Khadar Axmed Diiriye, wasiir ku xigeenkii qorshaynta Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse) iyo Xasan Daahir Dhimbiil wasiir ku xigeenkii caafimaadka. Axmed Kayse iyo Khadar ayaa ka tirsana golaha dhexe ee Kulmiye, halka Axmed Dhimbiil ka tirsana xisbiga WADDANI.

Sida uu ku warramayo wargeyska Geeska Afrika lama oga sababta ay halkaas u tageen siyaasiyiintan ka tirsan xisbiyada Somaliland iyo in ay arrimo siyaasadeed halkaasi u tageen.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.