Madaxweynihii Hore Maraykanaka George Bush oo Geeriyooday

Madaxweynahan ayaa nasiib u yeeshay inuu 4sanno Madaxweyne ku-xigeen noqodo halka 4 sanno kalena uu ahaa madaxweynaha dalka Maraykanka halka uu 8 sanno kalena wiilkiisu ahaa Madaxweynaha Maraykanaka

0
65 views
Madaxweynihii Hore Maraykanaka George Bush oo Geeriyooday

Madaxweynihii Hore Maraykanaka George Bush oo Geeriyooday

Washington(Sayruuq)- Madaxweynihii hore dalka Maraykanka George Herberta Walker Bush ayaa saaku geeriyooday 94 jir, isago ahaa madaxweynihii dhamaadkii dagaalka qabooba siyaasadeed u badlay bariga dhex iyo colaadaha carbta.

Madaxweynahan ayaa nasiib u yeeshay inuu 4sanno Madaxweyne ku-xigeen noqodo halka 4 sanno kalena uu ahaa madaxweynaha dalka Maraykanka halka uu 8 sanno kalena wiilkiisu ahaa Madaxweynaha Maraykanaka.Bush ayaa 1980 loo doortay Madaxweyne ku xigeenka ku xiga , Madaxweynihii waqtigaas ee Ronald Reagan.
Dhimashadiisa waxaa xaqiijiyay wiilkiisa W.Bush oo boggiisa Twitterka ku soo qaray inuu aabihii galbaday,isagoo u dhintay cudurka gariirata.

madaxweynahan ayaa lagu xasuusan doona dagaalkii bariga dhexee ee U dhexeeyay Ciraaq iyo Iiraan iyo qabsashadii Sadaam ee Dalka Kuwait oo isago ka furdaamiyay.

SayruuqNews
Hargeysa-Somaliland
sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.