Madaxweyne Muuse Oo Mar Kale Warbaahinta Ka Muquurtay

0
72 views

Madaxweyne Muuse Oo Mar Kale Warbaahinta Ka Muquurtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u duulay dalka Itoobiya oo uu ka helay marti qaad markii xilka loo dhaariyay. Madaxweynaha looma ogolaan in warbaahintu aragto, islamarkaana ma jirto cid u hadashay oo safarkiisa ka warbixisay

Madaxweyne Muuse ayaa safarkii labaad dalka kaga baxay kaas oo saxaafadda oo garoonka tagtay aan loo ogolaan. Socdaalkiisii Jabuuti ayaa markii uu soo noqday waxa saxaafadda la hadlay wasiirka arrimaha dibada oo socdaalkiisa ka war bixiyay.

Daawo Muuqaal guud oo warbaahinta madaxtooyadu duubtay

 

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.