Madaxweyne Mustafe Cagjar & ONLF Oo Kulmay

0
565 views
ONLF Oo Sheegtay Inay Itoobiya Ka Dalbanayso In Afti Aayo-Ka-Tashi Laga Qaado Shacabka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Cagjar & ONLF Oo Kulmay
Ururka ONLF ayaa sheegay in xubno ka tirsani ay magaalada Addis Ababa kula kulmeen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar.

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay inay si buuxda ula shaqaynayaan madaxweynaha cusub waxayse ka digeen faragelin dawladda dhexe ee Itoobiya ku samayso arrimaha Gobolka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.