Madaxweyne Geelle Oo Shaaciyay Hanjabaad Caalamku Ku Hayo Somalia

0
587 views
Madaxweyne Geelle Oo Shaaciyay Hanjabaad Caalamku Ku Hayo Somalia

Madaxweyne Geelle Oo Shaaciyay Hanjabaad Caalamku Ku Hayo Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in loo baahan yahay in Soomaaliya u diyaar garowdo sidii ay ula wareegi lahayd ammaankeeda, islamarkaana ay isaga saari lahaayeen ciidamada shisheeye.

Madaxweyne Geelle wuxuu sheegay in dalalka bixiya dhaqaalaha ku baxa AMISOM ay hanjabaad ku hayaan Soomaaliya  iyaga oo ku gooddinaya in ay lacagta goosan doonan oo aanay intaas ka badan sii bixin doonin wuxuuna sheegay in wakhti yar ka hadhay intii Soomaaliya la wareegi lahayd ammaankeeda oo ciidamadeeda masuuliyadda la saari lahaa.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here