Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Cisbitaal Dibadeed U Qaadayo Cali Sandule

0
367 views
Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Cisbitaal Dibadeed U Qaadayo Cali Sandule

Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Cisbitaal Dibadeed U Qaadayo Cali Sandule
Hargeysa (Sayruuq)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa dhakhtar dibeddeed u qaadaya Siyaasiga Cali Sandule oo bilihii u dambeeyey xanuun u jiifay Gurigiisa Magaalada Hargeysa.
Xildhibaan Fahiima Yuusuf Guunje, oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa xaqiijisay warkan.
Warkan oo lagu daabacay wargeyska Saxansaxo ayaa sheegaya in maalinta barri Cali Sandule loo qaadi doono dhakhtar dibadeed.
Cali sandule ayaa ah siyaasi door weyn ku leh siyaasadda somaliland isagoo wasaarado dhawor ah ka so shaqeeyay
Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Cisbitaal Dibadeed U Qaadayo Cali Sandule

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.