Madaxweyne Biixi Oo Xil Ka Qaadis & Magacaabid Sameeyay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalka ka qaaday masuuliyiinta bangiga dhexe ee Somaliland, islamarkaana magacaabay masuuliyiin cusub. waxa kale oo uu magacaabay guddida Qandaraasyada Qaranka iyo masuuliyiin kale sida lagu sheegay digreeto madaxtooyada ka soo baxday
1. Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi Guddoomiyaha Baanka Dhexe
2. Axmed Xasan Cabdi Carwo Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe
3. Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
4. Cabdirashiid Cabdillaahi Hande Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal
5. Cabdi Xuseen Cabdi Ibraahim La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Naafada
Guddida Qandaraasyada Qaranka
1. Nuux Maxamed Xuseen Aadan Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka
2.
Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi Bidhaan Guddoomiye Ku –xigeen Guddida Qandaraasyada Qaranka
3. Cabdi Giire Jaamac Kadiye Xubin
4. Maxamuud Aadan Maal Xubin
5. Cabdi Faarax Ducaale Xubin
6. Maxamed Diiriye Xayd Nuur (Dib-jir) Xubin
7. Caasha Cabdillaahi Cilmi Xubin
8. Maxamuud Axmed Xirsi Baar-cad Xubin
Masuuliyiinta aan xilalka ka qaadayna waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii shaqo, muddadii ay xilka Qaranka hayeen.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland