Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaal Dhawr Degmo Ka Qarxay

0
425 views
Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaal Dhawr Degmo Ka Qarxay

Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaal Dhawr Degmo Ka Qarxay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku baaqay in dhakhso loo joojiyo dagaal dhawr meelood ka qarxay saaka gobolka Sanaag gaar ahaana degmada Ceelafweyn iyo degaanno hoos taga. Madaxweynuhu ma sheegin wax tallaabooyin ah oo uu ka qaadayo colaaddan soo noqnoqotay wuxuuse ku baaqay in cid walba iska xil saarto daminta colaadda.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here