Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka U Dhoofaya Dalka Itoobiya

0
173 views

Madaxweyne Muuse Biixii Oo Safarkiisii Labaad Uga Baxaya Dalka Ayuu Jaarka Nahay ee Itoobiya

Hargeysa(Sayruuq)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa  saaka u baxaaya safar qaadan doona labba cisho dalka aynu jaarka naahy ee Itoobiya, isaga oo caasimadda Addisababa kulanno kula yeelan doono madaxda waddanka aynu deriska nahay.

Marka laga yimaaddo xidhiidhka soo-jireenka ah ee u dhexeeya labada dawladood, waxa la filayaa in booqashadan lagu gorfeeyo xurgufta colaadeed ee ka aloosan soohdinta u dhexaysa Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaanna duullanadii dhawaanta ka dhacay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Waa safarkii labaad ee uu Madaxweynaha Somaliland dibadda ugu baxo muddo 32 cisho ah oo uu xilka hayay.

isku soo wada duubo safaerka madaxweynaha ayaan laga dareemin caasimadda somaliland Hargeysa kadib markii u suneeyay in aan saxamad iyo wadda xidhid midna loo sameyn taasi oo xukuumadihii ka horeeyay ay caadeysteen.

Sayruuqnews.com

Xafiiska Hargeysa

contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.