Madaxweynaha Puntland Oo La Doortay

0
119 views
Waa Kuma Madaxwaynaha Cusub Oo Loo Doortay Puntland.

Madaxweynaha Puntland Oo La Doortay
Siciid Cabdillaahi Deni ayaa loo doortay madaxweynaha maamulka Puntland ee Soomaaliya kadib markii uu wareegga saddexaad kaga guulaystay musharraxa da’da yare e Jeneral Asad Cismaan Cabdillaahi Diyaano. Waxa uu arrimin doona shanta sanno ee soo socota.

Doorashada oo ilaa saaka socotay waxa codaynayay 66 xildhibaan oo madaxweynaha dooranayay waxaana wareegga koobaad ku hadhay madaxweynihii talada hayay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Waxa sidoo kale hal cod helay Dr Cali Ciise Cabdi oo ka soo jeeda gobolka Sool oo si weyn loo hadal hayay. Maxamed Siciid Moorgan ayaa isna helay hal cod.

Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Mr Deni

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.