Madaxweynaha Puntland Ayaa Ku Taliyay In Federaalka Soomaaliya Lagu Saleeyo Qabiil

0
408 views
Madaxweynaha Puntland Ayaa Ku Taliyay In Federaalka Soomaaliya Lagu Saleeyo Qabiil

Madaxweynaha Puntland Ayaa Ku Taliyay In Federaalka Soomaaliya Lagu Saleeyo Qabiil

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay nuuca Dastuur oo Soomaaliya ay yeelanyso, hadalkan ayaa waxaa uu ka sheegay shir maanta looga hadlayey arrimaha dib u eegista Dastuurka.

Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale waxaa uu sharraxaad uu ka bixiyey nuuca Fedaraal ee ku haboon in la qaato mar uu arrimahaas ka hadalayey waxaa uu yiri.

“Haddaad maqashaan Fedaraaliisam noocee ah ayaan qaadaneynaa waa Fedaraal ma rabno, maxaa ku jaban in la qaato Fedaraal Qabiil oo Khariideysan oo qoloba meesheeda ay degantahay”.

Hadalka madaxweyne Gaas ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda dehexe iyo Dowlad-goboleedyada dalka ay ku kala aragti duwanyihiin khilaafka u dhaxeeya dowladaha Khaliijka.

Source: Goobjoog

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here