Madax-weyne Silaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Bilaabay Ka aarsiga Jabuuti.

0
5 views

Hargeysa(Sayruuq) Shalaay markaay taariikhdu ahaayd 5/22/2016 wuxuu madax-weyne siilaanyo cafis madax-weyne ku sii daayey salaadiin weeraray meel aan hal qof ka degin Oo hadayta la idhaah.
Hadayta beesha ku nool waxaay la haayb yihiin madax-weynaha jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle,Taaso Siilaanyo iyo Muuse doonayaan inaay si dadban uga aarsadaan dadkaa aay isku haaybta yihiin Ismaaciil Cumar Geelle taaso keentay aarsigaas caleema saarki madax-weyne ismaaciil cumar geelle waa sidaay dad xogagaali aay noo soo gudbiyeen.
Madax-weyne siilaanyo wuxuu ilaaway in labadda beeloodba uu madax-weyne u yahay ee aanu Mudane Ismaaciil madax-weyne u ahaayn.
Isla shalaay Markii la soo daayey salaadiinti waxaa bayaan soo saaray beeshi la weeraray ee Badaraxaan ku waas oo sicad uga soo hor jeestay oo idhi waa gar daro garab og.
Hadii U sii waddo aarsiga uu waddo silaanyo U ka aarsanayo Beelaha aan ahaayn reer sheek isaxaaq sidii tii kalshaale waxaa halkaa ku cad in aanay jirin wax la wadda lee yahay oo somaliland la idhaah ee cid gaar ah iska jiid-jiidato.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here