Maayarka Ceelafweyn Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Dhacday

0
388 views
Dagaal Beeleed Dib Uga Bilawday Ceelafweyn

Maayarka Ceelafweyn Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Dhacday

Ceelafweyn(Sayruuq) Maayarka magaalada Ceelafweyn Cabdiraxiin Aw Yuusuf Axmed ayaa xaqiijiyay in qof shacab ah iyo hal askari ku dhaawacmeen isku dhac ka dhacay degaan ka tirsan Ceelafweyn kadib markii dad shacab ah iyo ciidamada ammaanku isku dhaceen. Waxa uu sheegay in aanay arrintani ku lug lahayn xiisadda labada beelood u dhexaysa.

Maayarku wuxuu sheegay in isku dhacu ka bilaamay niman jidka marayay oo qoryo lagu qabtay kadibna taageero ka helay dad shacab ah oo diidan xadhiggooda.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.