“Ma Dafiri Karno In Gobolka (Sanaag) Xaalad Ka Jirto,” Wasiir Cabdillaahi Abokor

0
454 views
“Ma Dafiri Karno In Gobolka (Sanaag) Xaalad Ka Jirto,” Wasiir Cabdillaahi Abokor

“Ma Dafiri Karno In Gobolka (Sanaag) Xaalad Ka Jirto,” Wasiir Cabdillaahi Abokor
Ceerigaabo(Sayruuq) wasiirka gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Abokor oo ku sugan Ceerigaabo ayaa sheegay in xaalad amni darro oo aan la dafiri karin ka jirto gobolka Sanaag, islamarkaana loo baahan yahay in ammaanka la ilaaliyo oo madaxda dhaqanku xaaladda dejiso.
Wasiirku waxa uu sheegay in wixii tabasho ah ee jirta si kasta oo ay macquul u tahay xukumaddu diyaar u tahay in laga wada hadlo oo nabad lagu dhammeeyo waxaanu sheegay in aanay ciidamadu waxba ka qaban Karin ammaanka oo ku tiirsan shacabka awgeed.
Hadalka Wasiirku wuxuu imanaya iyada oo gobolka ay ka jiraan Kornayl Caarre iyo Kornayl Baaxad oo ciidamada ka goostay oo dadka badhkii taageersan yahay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.