M. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada Puntland

0
250 views

Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada Puntland: Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan wasiirka gaashaandhiga Mudane Ciise Xawar, wasiirka biyaha Saleebaan Cali Koore iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray ciidamada Qaranka jamhuuriyadda Somaliland ee jiida hore ee Tukaraq ku sugan.

 Colaadda guunka ah ee Farmaajo u qabo Somaliland

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa u kuur galay xaaladda ciidamada Qaranka waxaanu kulamo la qaatay waxgaradka iyo odayaasha degaanka oo uu kala hadlayo arrimaha dawladda Somaliland ula socoto bulshada dhulkaasi ku nool ee dawladnimada ka qatan.

Ciidamada Qaranka ayaa halkaasi gaadhay horraantii bishan waxaana jira xiisad halkaasi ka aloosan kadib markii Puntland si weyn uga qaylisay tallaabada ciidamada Somaliland hore ugu ruqaansadeen. Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi ayaa sheegay in aanay wali ciidamada Somaliland gaadhin xuduudahooda.

Waxgaradka degaanka oo dhawaan la hadlay wasiirka biyaha ayaa sheegay in bulshadu kula xisaabtamayso xukumadda waxqabadka ay bulshada u samayso, iyaga oo sheegay in maamulka Puntland lacag badan ka qaadan jireen kastamka Tukaraq balse aanay degaanka waxba ka soo gaadhi jirin.

M. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, sky, outdoor and natureM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada PuntlandM. Saylici Oo Diiradda Saaray Fadhiisimada Puntland

Xuquuqda sawirrada

Wasiirka biyaha Somaliland oo gaadhay Tukaraq Iyo Dareenka Odayaasha Degaanka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.