Kuwii Soomaali kala irdheeyey ee xasuuqii maato dooxa ahaa ee ugu weynaa geystay

0
663 views
Kuwii Soomaali kala irdheeyey ee xasuuqii maato dooxa ahaa ee ugu weynaa geystay

Kuwii Soomaali kala irdheeyey ee xasuuqii maato dooxa ahaa ee ugu weynaa geystay
Kuwii dumar iyo caruur waxyeelleeyey ee Hargeysa diyaaradaha ku garaacay.

Kuwii dulmiga iyo hanti burburka dad iyo dal u horseeday. Kuwii diin iyo dhaqanba diirtay ee dugaagga noqday.

Isla kuwa caynkaas ah ayaa sharafkii ugu weynaa Muqdisho dhexdeeda la gu maamuusay! Waa markaan ogaado in ay Muqdisho silloon falan tahay!

Nacasnimada ay cadaawaddu la socoto in dheer ayaa jirta; waana in sidaa liidata la gu rabo in Soomaali la gu mideeyo.

Dhagar-qabe indho adag iyo damiir xumo sillan keliya ayey sida tan waxashnimada ahi ka suuro-gashaa. Sida runta ah ee midnimo loo gu baaqayo ayaa sida tan ah; waana foolxumada fikirka Muqdisho yaal.

Mohamed Hagi Mohamoud

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.