Kulmiye Oo U Jawaabay Jaamac Shabeel

0
846 views
Kulmiye Oo U Jawaabay Jaamac Shabeel

Kulmiye Oo U Jawaabay Jaamac Shabeel

Hargeysa(Sayruuq)Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa ka jawaabay hadalka Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) guddoomiyihii golaha dhexe ee Kulmiye oo shalay sheegay in ay madaxweyne Biixi isku haystaan shareecada Islaamka, islamarkaana isku khilaafsan yihiin Xeerka Kufsiga oo Mr Shabeel si weyn uga hor yimid.

Siyaasiga Maxamuud Raage oo ka mid ah saraakiisha xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in madaxweyne Biixi ka garaabay khaladka ku jira xeerka Kufsiga, islamarkaana amray in dib loo saxo. Waxa kale oo uu sheegay in madaxweynuhu xidhiidh fiican la leeyahay culimada laakiin, khilaafka Shabeel iyo xukumadda Kulmiye yahay mid siyaasadeed

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.