“Komishanku Cabasho Weyn Bay Ka Soo Jeediyeen Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani, Waa In Sharciga La Ilaaliyo,” G. Maxkamadda Sare

0
32 views

Hargeysa(Sayruuq)  Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa naqdiyay habka ay xisbiyada Kulmiye iyo Waddani u wadaan ololaha. Waxa uu sheegay in guddida doorashado ka cabatay xisbiyada waxaanu ku boorriyay in qaranimada la ilaaliyo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here